Xusuus from Harambae by Bananasoverdose
Tracklist
| 2. | Xusuus | 2:45 |
Lyrics
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye
BOD
BOD
B O D
war wixi suu bixii
gabdhihi suu kicii
dhax yar aan saan ruxii
Ilymahayga qari
ilmihi sey gudiii
gus yariis sii yarii
dugsigisa sarii
abahaga cadhee
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye
wixi dabka galaa waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi dhiigaa dilaa wa wa xiahood
wixi caawa taga waa ba xusuus
wixi dabka galaa waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi dhiigaa dilaa wa wa xiahood
wixi caawa taga waa ba xusuus
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye (waa ba xusuus)
Inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye (waa ba xusuus )
bariiskiisa u tiriii
xabadiisa u qariii
briiskiisa u tiriii
xabadiisa u qariii
bariiskiisa u tiriii
xabadiisa u qariii
cilmigagaa farrii
fingafuck o farii
cilmigagaa farrii
fingafuck o farii
cilmigagaa farrii
fingafuck o farii
cilmigagaa farrii
fingafuck o farii
wixi dabka galaa waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi dhiigaa dilaa wa wa xiahood
wixi caawa taga waa ba xusuus
wixi dabka galaa waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi dhiigaa dilaa wa wa xiahood
wixi caawa taga waa ba xusuus
wixi caawa taga waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi caawa taga waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi caawa taga waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
wixi caawa taga waa halkaas
wixi Salka gala dee waa muus
ooooouuuuuuh
ouuuuu ouuuu ouuuuuuuuuuh








