🔗 ⚙️

Jaceyl from Harambae by Bananasoverdose

Tracklist
1.Jaceyl3:30
Lyrics

Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis

Maalin walbaba

Shaleeeeeeeeeeeeeey iyo mantaaaaaaaaaaa
Adoonyada ka niikii
Adoonyada, ka niikii
Adoonyada waa niikis
Adoonyada waa niikis

Su cararaa!

Su bari, su bixi, meel sarey, su karkari

Su bari, su bixi... su bixi, meel sarey, su karkari
Su bari, su bixi, meel sarey, su karkari
Su bari, su bixi, meel sarey, su karkari
Su bari, su bixi, meel sarey, su karkari

Ninkii is yaqaaney wu liibaney (wu liibaney)
Ninkii jaceyl doortana ilaahey bu lamid yahay
Aqoon waa xoog
Xoogaas madaxa saaro
Caloosha xiro
Jidkaaga dooro
Meesha aad rabtid tag
Meesha aad rabtid waad tagi karta
Aniga waan tagi karaa
Jaceyl hadaad doorateyna
Ilaahey baad lamid tahay
Jaceeyyyyyyyyyyyyl

Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis

Shaleeeeeeeeeeeeeey iyo mantaaaaaaaaaaa
Adoonyada ka niikii
Adoonyada ka niikii
Adoonyada waa niiiikis

Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey (shaley)
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis (niikis)
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey (jaceyl)
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis (qabtey)
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey (jaceyl)
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis (qabtey)
Shaley iyo maanta jaceyl baa isu qabtey (jaceyl)
Adoonyada ka niikii, adoonyada waa niikis

Credits
from Harambae, released June 14, 2024
Tite (producer)
LicenseAll rights reserved.
Tags
Recommendations